I-694 study survey - Somali
Sahanka Daraasadda I-694
Waxaan daraasad ku samaynaynaa safarka lagu maro lagagana gudbo I-694 si aan si wanaagsan ugu fahanno waayo-aragnimadaada iyo sida aan u hagaajin karno badqabka iyo marin u helidda dadka gaari wada, lugaynaya, baaskiil wata, iyo kuwa isticmaalaya qalabka dhaq-dhaqaaqa (sida kursiga curyaamiinta, mooto yar (scooter), ama qalab kale oo dhaqdhaqaaq). Jawaabahaaga waxay naga caawin doonaan inaan aqoonsanno arrimaha muhiimka ah iyo qorshaynta hagaajinnada mustaqbalka. Sahanku wuxuu qaadanayaa qiyaastii 4 ilaa 7 daqiiqo in la dhammaystiro, wuxuuna xirmayaa 11:59 habeenimo maalinta Talaadada, Agoosto 18.
0% answered
