Skip to content

Sidee ayaan ku horumarin karnaa gaadidka xamuulka qaada?

Sahankan waxa* aad ku heli kartaan Af Ingiriisi iyo Isbaanish:


* Sahanku waxa uu ku eg yahay 31ka Maarso 2024


Waaxda Gaadiidka ee Minnesota (MnDOT) waxa ay dhameystir ku sameyneysaa Qorshaha Xamuulka ee Gobolka si loo horumariyo helitaanka, ku kalsoonaanta, iyo isku xirka gobolka oo dhan. Xamuulku waxa uu caawiyaa in alaabada laga iibsado barta internetka iyo cuntada la gaarsiiyo, taasoo ay ka mid yihiin laba nooc oo gaadiidka xamuulka ah. Marka aad ka jawaabeyso su’aalaha hoos ku xusan, tixgeli dhamaan noocyada gaadiidka xamuulka iyo sida ay saameyn kuugu yeeshaan: 

  • Gawaarida waaweyn ee xamuulka, wadooyinka iyo halka gaadiidka xamuulku istaago
  • Tareenada xamuulka qaada, xamuulka biyaha la mariyo iyo goobaha tareenada
  • Xamuulka doomaha, biyaha la mariyo, iyo dekadaha webiyada ee ay ka degaan
  • Diyaaradaha xamuulka qaada iyo gegooyinka diyaaradaha 
  • Tuubooyinka shidaalka 
  • Laba nooc ka mid ah noocyada xamuulka 

Talo soo jeedintaada waxa ay naga caawineysaa maalgelinta gobolka ee noocyada kala duwan ee gaadiidka xamuulka iyada oo naga caawineysa in la abuuro aragtida 20ka sano ee mustaqbalka shabakada xamuulka ee goolka.

0% answered

Dhamaan meelaha leh calaamadda (*) in aad ka jawaabto ayaa lagaa doonayaa.

1.  

Xamuulka waa daabulidda cuntada iyo alaabada kale ee dhulka, biyaha ama dhulka. Waa maxay sababta uu xamuulku adiga kugu yahay muhim? Dooro dhamaan inta ku khuseysa.

* required
2.  

Wax dhib ah miyaad kala kulantaa helitaanka cuntada iyo alaabada kale?

* required
Waxaa loo baahan yahay in la horumariyo amaanka gaadiidka xamuulka ee Minnesota
Waxa aan dareen ka qabaa sida gaadiidka xamuulku saameyn ugu yeelan karo tayada hawada
Gaadiidka xamuulka waxa uu sameeyaa sawaxan aad u tiro badan
Qiimaha lanagu soo gaarsiiyo cuntada iyo alaabada kale waa mid aad u sareeya
Gaadiidka waaweyn ee xamuulka iyo kuwa alaabada geeya waxa ay saameyn ku yeeshaan waddooyinka
Gaadiidka xamuulka ee waaweyn iyo kuwa alaabada geeya waxa ay abuuraan isku ururka baabuurta
Waxa aan dareen ka qabaa goobaha gaadiidka la dhigto ee gawaarida waaweyn ee xamuulka iyo kuwa alaabada keena
Waxa aan inta badan ku hakadaa muddo dheer wadooyinka tareenku maro
Waxa aan dareen ka qabaa goobaha lagu xiro doomaha iyo dhaqdhaqaaqa doonyaha alaabada qaada
Waxa aan dareen ka qabaa gegida diyaaradaha iyo dhaqdhaqaaqa diyaaradaha xamuulka
6.  

Noocee ah xamuulka ugu baahi badan in la horumariyo ee Minnesota? Dooro dhamaan inta ku khuseysa.

* required