Skip to content

Phase 1 Public Engagement Survey - Somali

Minnesota GO waa aragti fog oo hagta sida aan u qorsheyno dhammaan hababka dadku iyo alaabtu ugu kala socdaan gudaha gobolka Minnesota. Waaxda Gaadiidka Minnesota (MnDOT) ayaa hogaamineysa dadaalkan, waxaana aragtidan loogu talagalay dhammaan dadka iyo cid kasta oo door ku leh hirgelinta gaadiidka. Aragtidan markii ugu horreysay waxaa la sameeyay sannadkii 2011 waxayna horay u sii eegaysaa 50 sano si gaadiidku ugu adeego qof walba jiilal badan oo soo socda.

Waxaan u baahannahay caawimaadaada! Fadlan qaado shan ilaa toddobo daqiiqo si aad noogu sheegto waxyaabaha aad doorbideyso marka la eego gaadiidka..  

Fikradaha aad nala wadaagto waxaan u adeegsan doonaa inaan ku abuurno hadal aragtiyeed ka tarjumaya baahiyaha iyo qiyamka dadka Minnesota. 

0% answered

Maximum 60 characters

0/60